Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Kulan Layeeshay Safiirka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Kulan Layeeshay Safiirka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ka Wada Hadleen!
January 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyayaasha xisbiyada Ucid iyo Wadani ayaa kulan la yeeshay wafti uu hogaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya somaliya iyo Somaliland oo hargaysa uyimid muranka kasoo cusboonaaday komishanka doorashooyinka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS