DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Xadhigiisii, Sheegayna In Uu Xaqdaro Ahaa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Xadhigiisii, Sheegayna In Uu Xaqdaro Ahaa.
January 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Maxamuud cali hayste ramaax oo mudo 20cisho ka badan ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa sheegay in xadhigiisu ahaa mid sharcidaro ah islamarkaana ka baxsan habdhaqanka masuuliyadeed

Sidoo kle siyaasi ramaax ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne iyo maxkamada sare

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS