Axmed Safiina Oo Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Gudoomiye Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Axmed Safiina Oo Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Gudoomiye Cirro.
January 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha arimaha carabta ee xisbiga wadani axmed safiina ayaa gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga wadani

Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka aqbalay iscasilaada masuulkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS