DAAWO;-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka.
January 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed ayaa safar shaqo ugu kicitay qaarada yurub isagoo lagu soo dhaweeyay dalka jarmalka.

Waxaana soo dhawaynta wasiirka ka qayb qaatay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka jarmalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wiqY-uJeY0k

COMMENTS
LINKS