WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka.

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed ayaa safar shaqo ugu kicitay qaarada yurub isagoo lagu soo dhaweeyay dalka jarmalka.

Waxaana soo dhawaynta wasiirka ka qayb qaatay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka jarmalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wiqY-uJeY0k

Exit mobile version