DAAWO;-Alaabooyin Dhacay Oo Lagu Gubay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Alaabooyin Dhacay Oo Lagu Gubay Magaalada Gabiley.
January 19, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Waaxda arimaha bulshada ee dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa saaka fuliyay olole lagu ururiyay alaabooyinka dhacay taasi oo lagu gubay magaalada gabiley.

Waxaana ololahan lagu ururinayo alaabaha dhacay laguna gubay ayaa waxaa k hadlay xoghayaha dawlada hoose iyo xildhibaano golaha ka tirsan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/yU6cYxglZR4

COMMENTS
LINKS