WAJAALE NEWS

DAAWO;-Alaabooyin Dhacay Oo Lagu Gubay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Waaxda arimaha bulshada ee dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa saaka fuliyay olole lagu ururiyay alaabooyinka dhacay taasi oo lagu gubay magaalada gabiley.

Waxaana ololahan lagu ururinayo alaabaha dhacay laguna gubay ayaa waxaa k hadlay xoghayaha dawlada hoose iyo xildhibaano golaha ka tirsan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/yU6cYxglZR4

Exit mobile version