DAAWO;-Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya!
January 19, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)- Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dube oo katirsaa xisbi xakimka kulmiye ee talada Somaliland haya ayaa magaalada muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed uu ku sheegay in uu ka shaqayn doono raadinta midnimadii somaliya.

Masuulkan ayaa qayb ka ahaa aqooonyahankii qoray buug siyaasadeedka xisbiga kulmiye ku hagayo talada dalka .

AQoonyahan dube ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu xisbigan ugu dhawaaqay iyo mabaadiida uu aaminsan yahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS