WAJAALE NEWS

Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Muxuuse Ka Yidhi Dilkii Qisaasta Ah?

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka ingiiska Uqaabilsan Somaliya Iyo Somaliland oo maal mahan Ku Sugnaa Caasimada Hargaysa ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada jsl Prof Aadan Xaaji cali.

Kulankan oo ahaa mid albaabadu xidhay yihiin ayaa wararka laga helayaa waxay tibaaxeen in safiirka dalka Uk uu kala hadlay gudoomiyaha maxkamada sare dilkii xukuumadu ku fulisay lix qof oo dilal ay gaysteen lagu fuliyay qisaastooda.

Dhanka kale Dawlada Ingiriiska ayaa xukuumada Somaliland usoo gudbisay mawqifka ay ka taagan tahay dilka lagu fuliyay dadka loo haystay dilalka ay gaysteen,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version