“Xisbiga lagaga Dhawaaqay Muqdisho Wuxu Xidhiidh La Leeyahay Kulmiye” Siyaasi Cali Canter. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiga lagaga Dhawaaqay Muqdisho Wuxu Xidhiidh La Leeyahay Kulmiye” Siyaasi Cali Canter.
January 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)- Siyaasi cali canter oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa xisbi shalay lagaga dhawaaqay magaalada muqdisho uu hormuud yahay masuul hore uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa sheegay in xidhiidh ka dhexeeyo xukuumada madaxwayne biixi iyo xisbiga muqdisho lagaga dhawaaqay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS