WAJAALE NEWS

“Xisbiga lagaga Dhawaaqay Muqdisho Wuxu Xidhiidh La Leeyahay Kulmiye” Siyaasi Cali Canter.

HARGAYSA(W.N)- Siyaasi cali canter oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa xisbi shalay lagaga dhawaaqay magaalada muqdisho uu hormuud yahay masuul hore uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa sheegay in xidhiidh ka dhexeeyo xukuumada madaxwayne biixi iyo xisbiga muqdisho lagaga dhawaaqay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version