DAAWO;-Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Furay Tababar Kor Loogu Qaadayo Nidaamka Baadhisaha Caalamiga ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Furay Tababar Kor Loogu Qaadayo Nidaamka Baadhisaha Caalamiga ah.
January 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Masuuliyiinta xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa furan kulan kor loogu qaadayo nidaamka baadhista haayadaha dawlada.

Waxaana shirka qayb ahaa xafiiska PFM Ee wasaarada maaliyada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/hcDK1dycMTw

COMMENTS
LINKS