WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaaradda Shaqada & Arimaha Bulshada Jsl Oo Deeq Raashina Gaadhsiisay Danyarta Degmada Axmed Dhagax.

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland ayaa deeq raashin gaadhsiisay qoysaska dnyarta ah ee degan degmada axmed dhagax ee caasimada hargaysa.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version