WAJAALE NEWS

DAAWO; Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Xaalada Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.

HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid hal Abuurka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu ku sugan yahay cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa oo mudooyinkii udanbeeyay dad faro badani ugu dhinteen OXGEN La,aan iyo dayac maamul oo ka jira

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/8-g4ZUeSEcY

Exit mobile version