Siyaasi Uurcade Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Uurcade Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka.
January 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghayihii hore ee xisbiga wadani Maxamed Cabdilaahi Uur cade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliland isagoo fariimo kala duwana udiary xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ah ee wakhtigani uu muranka ku salaysan komishanka doorashooyinku udhexeeyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS