WAJAALE NEWS

Siyaasi Uurcade Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka.

HARGAYSA(W,N)- Xoghayihii hore ee xisbiga wadani Maxamed Cabdilaahi Uur cade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliland isagoo fariimo kala duwana udiary xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ah ee wakhtigani uu muranka ku salaysan komishanka doorashooyinku udhexeeyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version