Askari Lagu Dilay Galbeedka Boorama Iyo Maayirka Magaalada Oo Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askari Lagu Dilay Galbeedka Boorama Iyo Maayirka Magaalada Oo Ka Hadlay!
January 21, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Maayarka magaalada boorama ayaa ka hadlay askari ka tirsab ciidanka qaranka oo lagu dilay galbeedka magaalada boorama

Maayarka ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii gaysatay falkaa foosha xun ee lagu dilay askari gudanaya shaqadii qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS