WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Jsl Oo Tababar U furay Shaqaalaha Diwaan Galin Doona Qoxootiga Iyo Dadka Magangalyo Doonto.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikarim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa tababar ufuray shaqaalaha diwaan galin doona dadka qaxoontiga iyo magangalyo doonka kaasi oo dhawaan ka bilaabi doono xafiiska haayada qaxoontiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version