Taliyaha Cusub Ee Qaybta Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Taliyihii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Cusub Ee Qaybta Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Taliyihii Hore.
January 21, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay taliyaha qaybta ee ciiidanba booliska iyo taliyihii hore

Waxaana munaasibada xil wareejinta ka hadlay maayarka magaalada gabiley iyo badhasaabka gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS