WAJAALE NEWS

Taliyaha Cusub Ee Qaybta Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Taliyihii Hore.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay taliyaha qaybta ee ciiidanba booliska iyo taliyihii hore

Waxaana munaasibada xil wareejinta ka hadlay maayarka magaalada gabiley iyo badhasaabka gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version