DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Taga Somaaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Taga Somaaliya.
January 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan cabdiraxmaan dheere oo kairsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay shakhsiyaad reer Somaliland ah oo tagay somaliya

Xildhibaan cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay soo saarayaan xeer ciqaabeed khusaaye qofka taga somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS