DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Baneynta Wadooyinka Halbowlaha Ee Dawlada Hoose Wado! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Baneynta Wadooyinka Halbowlaha Ee Dawlada Hoose Wado!
January 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N):-Dawlada Hoose Caasimada Hargaysa Ayaa Maalmihii udanbeeyey Maggaalada ka waday wado baneynta Gudaha Suuqyada magaalada  kuwaasi oo ay  samayn iyo bilicta caasimada ka hirgalinayso.

Dadwaynaha  Ku Ganacsada badhtamaha Suuqa oo Warbaahinta la Hadlay ayaa  soo Dhaweeyay  wado Baneynta iyo Nadiifinta ay dawlada hoose wado oo  Dadweynaha ku dhex ganacsada jidadka oo dhib wayn ku hayay isku socodka magaalada   gaadiidka iyo dadweynaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS