DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Hawlaha Guud, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Dhul Ee Qoyska Madaxwayne Biixi Iyo Dadka Shacabka Ah? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Hawlaha Guud, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Dhul Ee Qoyska Madaxwayne Biixi Iyo Dadka Shacabka Ah?
January 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa lala yeeshay warays xasaai oo wax lagaga waydiiyay shaqada wasaarada iyo muranka dhul ee udhexeeya qoyska madaxwayne Muuse Biixi iyo Dad shacabka ah ee galbeedka magaalada hargaysa ee Buurta kala jeexan

Dhanka kale wasiir qambi ayaa jawaabo ka bixiyay dhul ay muwaadiniin reer Somaliland ahi sharci uhaystaan oo xukuumadu xoog ciidan kaga qaaday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS