WAJAALE NEWS

Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Soo Gabo Gabaysay Kiis 40sano Dacwadiisu Ka Socotay Maxkamadaha!

HARGAYSA(W,N)- Maxkamada Sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa soo gobo gabay kiiskii ugu mudada dheer ee dacwadiisu ka socotay maxkamadaha Somaliland  mudo 40sano ah ku dhow.

Gudoomiyaha maxkamada sare Dr Aadan xaaji cali oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka labadii dhinac ee ay dacwadooda lasoo gabo gabeeyay ayaa ka hadlay sidii ay usoo afjareen dacwadan iyo marxaladaha uu soo maray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://www.youtube.com/watch?v=ZGpC_nrT9dw

Exit mobile version