WAJAALE NEWS

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Oo Sheegay In Dowladda Hoose Khasaare U Geysatay Dhuumo Biyood!

HARGAYSA(W,N)- Dawlada hoose ee casimada ayaa maalmihii udanbeeyay olole ay ku burisay meherado ganacsi  ka waday badhtamaha suuqa gargaysa

Maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa ayaa sheegay in khasaare culus ay dawlada hoose gaadhsiisay dhuumo biyood dhexmara gudaha magaalada taasi oo sobobtay in dad badani biyo waayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version