Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaha Wasaarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaha Wasaarada.
January 22, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaha Wasaarada.

Wasiirka Wasarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Mudane C.wali Sh Suufi Jibriil Ayaa Abaalmarino Gudoonsiiyey Shaqaalahii ugu shaqada fiicnaa sanadkii 2019

Halkan Hoose Ka Daawo.

COMMENTS
LINKS