WAJAALE NEWS

Maayar-kuxigenka Caasimadda Oo Digniin U Diray Shirkadaha Laydhka.

Hargeysa(W,N )-Maayar ku-xigeenka Casimadda Hargeysa Md.Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa bulshada caasimada Hargeysa ugu bushaareeyey in Dhawaan la furi-doono mashaariic iyo Jidad cusub oo dhawaan dawlada hoose ee Hargeysa ka hirgalisay xaafadaha magaalada, isagoo sidoo kale fariin digniin ah u diray shirkada laydhka ee magaalada.

Halkan Hoose ka Daawo Warkan Oo Faah Faahin;

Exit mobile version