WAJAALE NEWS

DAAWO;- Waxgarad Iyo Odayaal Ka Hadlay Dhibaato Ka Jirta Degmooyin Ka Tirsan DDS.

LONDON(W,N)-Waxgarad iyo odayaal ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa ka hadlay dhibaato ka jirta deegaano katirsan ismaamulka somalida itoobiya.

Waxgaradka ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha DDSI

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/JZMxQYzBUos

 

Exit mobile version