WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Sacad Iyo Aqoonyahan Waydiiyay Su.aal Muhiim Ah?

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid dhalinyarada badi falanqeeyay miisaaniyada qaranka iyo sida ay haayadaha dawladu u isticmaalaan ayaa fagaare uu wasiirka maaliyadu ku sugnaa waydiiyay su,aal muhiim ah oo la xidhiidha odoraska miisaaniyada iyo lacago qasnada Dawlada ka baxay!

 

Wasiir sacad cali shire ayaa waydiinta kaga jawaabay ma. Ogi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/6Qk5chSmtQA

 

Exit mobile version