Somaliland Iyo Jabuuti Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Markab Xadhiga Viper Waday Oo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jsl Dib Uceliyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Markab Xadhiga Viper Waday Oo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jsl Dib Uceliyeen.
January 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA9W,N)- Wasiirka Isgaadhsiinta Jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadlay sobobta ciidamada ilaalada xeebaha somaliland uceliyeen marab dawlada jabuti  leedahay oo doonayay in uu xadhiga cable dhigo biyaha bada somaliland kaasi oo aan ogolaansho ka haysan xukuumada Somaliland.

Dhanka kale wasiirka boosaha isgaadhsiinta dalka jabuuti ayaa sheegay in aanu markabkoodu ku socon bada berbera oo uu hore usheegay in ay xadhiga viper optic gaydoonaan berbera kaasi oo dawlada jabuuti ka laabatay qorshihii ay hore ushaacisay

HALKAN KA DHAGAYSO HADALADA WASIIRADA ISGAADHSIINTA EE JABUUTI IYO SOMALILAND;

 

COMMENTS
LINKS