Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi Laga Hirgaliyay Deegaanka Ilinta . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi Laga Hirgaliyay Deegaanka Ilinta .
January 25, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka wasaarada waxbarashada ee gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray dugsi laga hirgaliyay deegaanka ilinta yare e gobolka gabiley.

Dugsiga ayaa waxaa dhismihiisa hirgalisay haayada IHS oo ah haayada maxali ah.

Waxaana munaasibadan ka qaybgalay xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley maamulka wasaarada waxbarashada ee gobolka iyo cuqaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS