WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi Laga Hirgaliyay Deegaanka Ilinta .

GABILEY(W,N)-Maamulka wasaarada waxbarashada ee gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray dugsi laga hirgaliyay deegaanka ilinta yare e gobolka gabiley.

Dugsiga ayaa waxaa dhismihiisa hirgalisay haayada IHS oo ah haayada maxali ah.

Waxaana munaasibadan ka qaybgalay xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley maamulka wasaarada waxbarashada ee gobolka iyo cuqaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version