DAAWO;-Maayirka Caasimada Oo Ka Hadlay Daamurkii Ugu Badnaa Oo Soo Gaadhay Iyo Fariinta Uu Udiray Ganacsatada Suuqa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayirka Caasimada Oo Ka Hadlay Daamurkii Ugu Badnaa Oo Soo Gaadhay Iyo Fariinta Uu Udiray Ganacsatada Suuqa.
January 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Hoose caasimada hargeisa ayaa bilowday Dhismaha Wadooyinka halbowlaha u ah gudaha Magaalada hargeisa ayaa Saaka Waxaa uu maayirka Caasimada hargeisa Ka hadlay Daamurkii ugu tirada badnaa oo lagu dhisayo wadooyinka Caasimada Hargeisa oo Soo gaadhay,

Sidoo kale waxaa uu fariin kulul u diray Dadka Meherada leh ee kasii kireeya kaarooyneyaasha Wax ku hor iibiya isagoo maayirka caasimadu sheegay inay ganaax adag dul dhigi doonaan meherada lagu hor arko iyadoo wax lagu hor iibinayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/WciBes4oeZc

 

COMMENTS
LINKS