WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Wasiiro Xukuumada Katirsani Ku Aflgaadeeyeen Suxufiyiinta Somaliland.

HARGAYSA(W,N)Masuul katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa hadaladii kasoo yeedhay wasirada arimaha gudaha iyo warfaafinta  oo wariyayaal ka hawlgala warbaahinta somaliland ku eedeeyay in ay somaliya mushahar ka qaataan

Xisbiga wadani ayaa hadal wasiirada ku tilmaamay in ay muujinayso in somaliya kaga hadkaatay gudaha hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version