Yuusuf Shaacir Oo Wax laga Waydiiyay In Ergadii Dhex Dhexaadintu Lacag Ururinayaan Si Loo Kala Diro Gudida Doorashooyin, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Yuusuf Shaacir Oo Wax laga Waydiiyay In Ergadii Dhex Dhexaadintu Lacag Ururinayaan Si Loo Kala Diro Gudida Doorashooyin,
January 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Abwaaan Yuusuf shaacir oo kamid ahaa ergadii dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada ee muranka komishanka cusub ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in ka gudi dhex dhexaadin ahaan ay ururinayaan lacag si look ala diro gudida doorashooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS