WAJAALE NEWS

Yuusuf Shaacir Oo Wax laga Waydiiyay In Ergadii Dhex Dhexaadintu Lacag Ururinayaan Si Loo Kala Diro Gudida Doorashooyin,

HARGAYSA(W,N)- Abwaaan Yuusuf shaacir oo kamid ahaa ergadii dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada ee muranka komishanka cusub ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in ka gudi dhex dhexaadin ahaan ay ururinayaan lacag si look ala diro gudida doorashooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version