WAJAALE NEWS

Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Qorshaha Dawlada Jabuuti Ee Bada Somaliland Iyo fariinta Ay Udireen!

HARGAYSA(W,N)- Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa ka dareen celiyay xiisad maalmihii udanbeeyay ka dhex taagnayd somaliland iyo jabuuti kadib markii dawlada jabuuti sheegay in ay xadhiga viper gaynayso berbera oo ay ku sheegtay somaliya.

Shacabka reer somalilan ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa dawlada jabuuti ku tilmaamay cadowga koowaad ee somaliland iyagoo fariin culus udiray madaxwayne ismaaciil cumar geele.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/3WEC3Ol6tAg

Exit mobile version