DAAWO;-Gudoomiyaha Kulmiye Ee Dalka Sweden Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Laamaha Xisbigu, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Kulmiye Ee Dalka Sweden Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Laamaha Xisbigu,
January 26, 2020 - Written by Editor:

“Marnaba Lama Aqbali Karo Dad Qol Isku Soo Xidha Oo Yidhaahda Waxaanu Isu Dooranay Maamul Aan Sharciga xisbiga ka Hor Imanaya”Gudoomiye Fu,aad Kaamil.

SWEDEN(W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Dalka Sweden Fu,aad Kaamil Ciise Oo Ka hadlay shir ay xubnaha xisbigu iskugu yimadeen ayaa  Qudbad dhinacyho taabanaysa ka jeediyey taasi oo uu kaga waramay wada shaqaynta laamaha xisbiga ee dalka Sweden,

Sidoo kale gudoomiye fu,aad ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku bogaadiyay waxqabadka ay ku talaabsatay isagoo si gaara uxusay soo afjarida jabhadii col caare oo uu ku tilmaamay guul wayn oo qaranku ku talaabsaday,

Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee dalka Sweden ayaa wax aan la aqbali karinku sheegay shir ay qabsadeen xubno sheegay in hogaan doorteen kuwaasi oo ku kacay arin ka hor imanaysa qawaaniinta xisbiga uyaala.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS