Daawo: Dab Qabsaday Meherado Ku Yaala Magaalada Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Dab Qabsaday Meherado Ku Yaala Magaalada Wajaale
January 27, 2020 - Written by Editor:

Tog Wajaale (WJN)- Waxaa uu maanta dab xoogani qabsaday Meherado Ganacsi oo ku yaala magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

Dabkan ayaa waxaa la ogayn ilaa iyo hada waxaa sababay iyadoona uu khasaare kala duwan u gaystay Meheradahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS