WAJAALE NEWS

Daawo: Dab Qabsaday Meherado Ku Yaala Magaalada Wajaale

Tog Wajaale (WJN)- Waxaa uu maanta dab xoogani qabsaday Meherado Ganacsi oo ku yaala magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

Dabkan ayaa waxaa la ogayn ilaa iyo hada waxaa sababay iyadoona uu khasaare kala duwan u gaystay Meheradahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version