DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Hawlgal Wado Banayn Ah Ka Fuliyay Gudaha Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Hawlgal Wado Banayn Ah Ka Fuliyay Gudaha Magaalada!
January 27, 2020 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Wasaarada hawlaha Guud, dhulka iyo Guryaynta Somaliland, oo ay wehelinayaan maamulka golaha deegaanka ee degmada Gabiley, ayaa maanta olole lagu banaynayo jidadka ka fuliyay magaaladaasi Gabiley.

Ololahan wado banaynta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar, Taliyaha qaybta gobolka Gabiley Aadan Cabdi Cawaale iyo Agaasimaha waaxda dhulka ee wasaarada Hawlaha guud Maxamuud Maal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS