Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
January 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib markii uu safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Waxaa wasiirka madaarka Cigaal ee Hargeysa ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada Beeraha oo uu horkacayo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS