Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Hadley Haweenay Dil U Gaysatay Ilmayar oo 10 Jira | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Hadley Haweenay Dil U Gaysatay Ilmayar oo 10 Jira
January 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi Jeex Cabdi Qawdhan Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley kiiska dhacdo dil ah oo ka dhacay magaalada Hargeysa oo ay Haweenay xanuunka dhimirku hayay u gaysatay Ilmayar oo da’diisu tahay toban jir.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS