Dawlada Hoose Hargeysa oo Shaacisay In Ay Bilaabayso Diwangalinta Ardayda 45 Dugsiyada Hoose Dhexe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Hargeysa oo Shaacisay In Ay Bilaabayso Diwangalinta Ardayda 45 Dugsiyada Hoose Dhexe
January 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Dawladda hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta shaacisay in ay bilaabayso diwaan gelinta Ardayda 45 Dugsi hoose dhexe.

Kulan ay wada yeesheen masuuliyiinta golaha deegaanka Hargeysa iyo Maamulada 45 dugsi hoose dhexe ayaa lagu soo bandhigay qorshe lagu diwaan gelinayo dugsiyadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/NLruUNreliw

 

COMMENTS
LINKS