Daawo: Roob Laxaad Leh oo Ka Da’ay Magaalada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Roob Laxaad Leh oo Ka Da’ay Magaalada Berbera
January 27, 2020 - Written by Editor:

Berbera (WJN)- Roobab xoogan ayaa waxaa ay ka da’een magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, iyadoona uu roobkaasi biyo badan dhigay magaalada.

Guddoomiyaha gobolka Saaxil Eng: Axmed Cismaan Xasan ayaa waxaa uu ka warbixiyay roobabkaasi lixaadka leh ee ka da’ay gobolka Saaxil.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS