Daawo: Xildhibaan Nacnac oo Fariin Adag U Diray Dawlada Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Nacnac oo Fariin Adag U Diray Dawlada Jabuuti
January 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley xadhiga Internetka ee ay Jabuuti doonaysay inay soo mariso magaalada Berbera.

Dhinaca kale, xildhibaan Nacnac ayaa ka hadley safarka uu Wasaarka arriaha Gudaha Jabuuti ku yimi Somaliland, isagoona fariin u diray dawlada Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS