WAJAALE NEWS

Daawo: Xildhibaan Nacnac oo Fariin Adag U Diray Dawlada Jabuuti

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley xadhiga Internetka ee ay Jabuuti doonaysay inay soo mariso magaalada Berbera.

Dhinaca kale, xildhibaan Nacnac ayaa ka hadley safarka uu Wasaarka arriaha Gudaha Jabuuti ku yimi Somaliland, isagoona fariin u diray dawlada Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version