Xafiiska Somaliland Ee Dalka Shiinaha oo War Ka Soo Saaray Cudurka Dalka Shiinaha Ka Dilaacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xafiiska Somaliland Ee Dalka Shiinaha oo War Ka Soo Saaray Cudurka Dalka Shiinaha Ka Dilaacay
January 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xafiiska ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland ee dalka China ayaa waxaa ay soo saareen digniin iyo talooyin ku socda muwaadiniinta reer Somaliland ee doonaya inay booqdaan dalka China.

Warmurtiyeed uu soo saaray safiirka Somaliland ee dalka China ayuu shacabka reer Somaliland u diray Digniin ku saabsan cudurada ka dilaacay dalka China.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waka

COMMENTS
LINKS