Daawo: Dawladda Soomaaliya oo Shaacisay Mashruuc Ay Ku Maal-gelinayso Dhallinyarada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Dawladda Soomaaliya oo Shaacisay Mashruuc Ay Ku Maal-gelinayso Dhallinyarada Somaliland
January 27, 2020 - Written by Editor:

Muqdisho (WJN)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta shaacisay mashruuc balaadhan oo hal-abuureed oo ay ku maalgelinayso Dhalinyarada Somaliland.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo hadal ka jeediyay furitaanka mashruucan ayaa waxaa uu sheegay in mashruucan ay ka faa’idaysanayaan Dhalnyarada ku dhaqan magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan 

https://youtu.be/OI94i9Iwrfo

COMMENTS
LINKS