DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Cabdiraxmaan Guul wade Iyo Fariinta Uu Udiray farmaajo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Cabdiraxmaan Guul wade Iyo Fariinta Uu Udiray farmaajo!
January 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ooo ka hadlayay munaasibad ayaa soo bandhigay shakhsiyada cabdiraxmaan guulwade oo dhawaan xasuuqii shacabka somaliland loo gaystay ku sheegay mid sax ahaa

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa jawaabo kulul siiyay xukuumada farmaajo oo mudooyinkii udanbeeyay faro galin baahsan ku haysa gudaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/5_9zbMvnfLs

COMMENTS
LINKS